hambaasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hambaas². ld hambaas¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hambaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hambaasid.
  2. Ku h.: hawl waqti isku dhaafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur