hambalyayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hambalyee.

hambalyee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. Cid hambalyo u jeedin.