hambaraacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hamboraac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hamboraacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hambaraac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0