hambashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hambo. ld hambad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hamboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cunto la cunay inta weelka lagu reebo.Xantoobo cunto ah af ku shubasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hambadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hambasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0