hambayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hambee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hambee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. Cunto la cunayo qaar reebid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur