hammada
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Nooc ka mid ah lamaddegaanka, gaar ahaan Saxarada woqooyi Afrika. Lamaddegaanka h., dhulka dushiisu sida badan waxay ka kooban tahay dhadhaab qaawan, oo dabayshu ay ka qaadday bataaxda iyo boorka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

