hammisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hammisan. ld hammisnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hammisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax walaac iyo murugo hayso ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hammisnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld hammisnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur