hammuudeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)Macnaha:Geed yar oo dhulka ku faalala oo miro la cuno dhala. ld hammuudo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hammuudoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nagaar dhulka ku faalala oo dhala miro yar yar, dhanaan oo la cuno. ld hammuude.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00