hamsoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hamsa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hamsaQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:(nax.) Shibbane dhawaaqyada hadalka ka mid ah; waa aamus yar, wuxuuna dhashaa kolka xargaha codku si degdeg ah u xirmaan oo xiisadda dabaysha u joojiyaan, degdegna u furmaan; astaan-tiisu waa ('). ld hamse, hamso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0