hamuumnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hamuuman. ld hammuumnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamuuman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)

Macnaha:

  1. Qof hammuun qaba ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur