hamuungorayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hamuungorgor.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamuungorgor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sugid la'aanta la sugi waayo cunto dab saaran ama bisil hamuun awgeed. ld hamuungorayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur