hamuuntirasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hamuuntiro. ld hamuuntirad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamuuntiro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Hamuun iska bi'in.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamuuntirad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hamuuntirasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur