hamuuntirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hamuuntir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamuuntir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.
  2. Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur