handaraabnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg handaraaban. ld handaraabnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
handaraabanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Macnaha:Albab wax la handaraabay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
handaraabnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld handaraab-naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00