handuul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Sariir yar oo ilmaha lagu lulo. 2. Naxash. 3. Sariir doomaha derbiyadooda ku dheggan oo ay seexdaan rakaabka qaarkood.

naxash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (naxash/-shyo, m.dh) ld nacash (2).