hanfad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹.
- Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

