hangaraarac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.

hanqaraarac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld hanga-raarac.