hanjabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hanjab. ld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hanjabQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-bay, -btay)Macnaha:U h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hanjabaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Ereyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hanjaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hanjabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hanjamaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hanjabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hanjamidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hanjabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00