hanjeelinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hanjeeli. ld hanjeelis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hanjeeliQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Nafley da'yar ku dilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hanjeelisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hanjeelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0