hannaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hanna.

hanna

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dembi ah wax ka baxsan ballannada herinta ama xeerka qofkii ku xad gudba ayaa la yiraahdaa (hannaa gashay) waxaana ugu culus, u galmoodka naageed inta ugaarsiga lagu jiro ama loo tabaabushaysanaayo, siiba waqtiyada oroobka.