hantaaqood

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hantaaqoo. ld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hantaaqoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Hantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hataaqood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hantaaqood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nitaaqood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hantaaqood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur