hantidhawr
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xaafiis dawlad, hay'ad, qof iwm u qaabbilsan ilaalinta lacagta in sidii loogu talaggalay loo isticmaalay. 2. H. ah: qof xaafiiskaas ka shaqeeya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

