hantiggoosad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hantiggoosi.

hantiggoosi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo faa'iidadaba dad gaar ahi leeyahay. ld hantigoosad.