hantiwadaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo waxa la soo saaraba dadweynuhu u simanyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur