hanuunsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hanuunsan. ld hanuunsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hanuunsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax hanuunsan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hanuunsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld hanuunsa-naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00