haqabbeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.Ka h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
haqabbeelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg haqbbeel². ld haqqabbeel¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00