haragmaqaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Harag si gaar ah loo tolay oo nafleyda irmaan oo ay ilmuhu ka dhinteen lagu godliyo; gandool.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur