haramayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haramee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haramee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Beer caws xun ka gurid. 2. Wax nijaasayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur