haramcas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haramcad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haramcad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Naasley duur joog ah, hilib ku nool ah, oo laga helo Afrika, una eg shabeel, laakiin ka jurmi weyn. ld haramcas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur