hardafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hardaf². ld hardaf¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hardaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.
  2. Si hardaf ah u ordid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur