hardafin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hardafi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hardafi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Si hardaf ah faras u ordisiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur