harimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Cuntada harkii la cuno; qado. 2. Wax jirro awgeed loo takooro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qado

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Cunnada harki la cuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur