harmataan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Dabayl xoog leh oo ka soo dhacda woqoogi-bari oo saamaysa galbeedka Afrika. Waxay si toos ah uga soo dhacdaa lamaddegaanka Saxara, waa kulayl, qallalayl, booryley - iyadoo sidaas u kulul una qallalan ayay haddana kala dillaacisaa jiridaha geedaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

