haro folkaaneed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (jool.) Biyo-fadhiisin ku samaysmay karaytar folkaano oo cidhib go'ay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur