harqaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg harqaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
harqaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga. 2. ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.Dhar makiinad ku tolid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0