harreedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hareed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hareedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Timo ka soo baxa labada dhaban ee ragga. ld harreed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0