hasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg has².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

has

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bus fuula alaab aan mudda la isticmaalin.
  2. 1. Wax yasid. 2. Cid cabsi gelin. 3. Cid nijaaseyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur