hawaarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawaari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawaari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Neef geel ah hawaar u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur