hawaawiridQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Rididda xabbado aan dan laga lahayn la rido.eeg hawaawir².Xabbado bilaash u ridid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hawaawirQaabnax: m.l.sh.rMacnaha:Cod weyn oo xabbado la ridayo bixiyaan.1. Si aan sugnayn u muuqasho (wax). 2. Caloolyow dareemid. 3. Ur xun urid (wax).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0