hawadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawadi. ld hawadis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax si tartiib ah u wadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Neef xoolo ah sabaalin. ld hawadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur