hawiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hawir². ld hawir¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hawirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Gelinta wax khatar la geliyo. 2. Dhibaato weyn oo wax loo gaysto. 3. ld hawirid.1. Wax halis gelin. 2. Wax dhibaato weyn u geysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0