hawldiiddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Necbaanta hawsha la necbaado. ld hawldiid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hawldiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Qof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00