hawlgelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawlgal².

hawlgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gaashaanqaad. 2. Si hawsha loo qabto. 3. Waqtiga shaqada la billaabo.
  2. 1. Shaqo bilaabid. 2. U h.: wax helitaankooda ku dedaalid.