hawllan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawlloon

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld hawllan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawshoon