hawlyaraysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawlyarayso. ld hawlyaraysad, hawlyaraysi.

hawlyarayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Ka h.: hawl wax ka qabashadeeda sahlasho. 2. Ka h.: arrin ka welwelid la'aan.

hawlyaraysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hawlyaraysasho.

hawlyaraysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hawlyaraysasho.