haybaarsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haybaarso. ld haybaarsad, haybaarsi.

haybaarso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Baadi xogteeda cid weyddiisasho.

haybaarsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haybaarsasho.

haybaarsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haybaarsasho.