haybermetrobiya
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, ml.)
Macnaha:
- (daaw.) Xaalad arag oo ay fallaraha ifku ku dhacayaan meel ka dambeysa xuubka aragga (reetina) marka qofku si caadi ah wax u eegayo. Wixii yaal meel ka dhaw lix mitir si fiican u muuqan maayan, wixii yaal lix mitir meel ka fogna si fiican u muuqan mayaan laaki in mararka qaarkood indhaha oo la khasbo ayaa lagu arkaa. Waxa ugu fiican ayadoo la qaato muraayadaha indhaha oo takhtar uu qoro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

