haybi

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Baadi cid weyddiin. 2. Wax cid weyddiin.