haybsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haybso. ld haybsad, haybsi.

haybso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Cid haybtiisa weyddiin. 2. Cid wax weyddiisasho.

haybsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haybsasho.

haybsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haybsasho.