haydaaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haydaartoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld haydaaro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0